Isku Aadka Kulamada Kala Baxa Champions League Oo La Soo Saaray.

 UEFA ayaa soo saartay isku aadka kulamada kala baxa ah ee champions League iyada oo kulamo xiiso leh ka soo bexeen.


Kooxda Real Madrid ayaa ku aaday kooxda Benfica oo sabab u ahayd in ay Real Madrid si toos ah ugu soo bixi waydo wareega 16-ka champions League.



Dhinaca kale kooxda PSG ayaa la ciyaari doonta kooxda ay isku dalka yihiin ee Monaco kulan xiiso weyn yeelan doona.


Sidoo kale Juventus ayaa la ciyaari doonta kooxda Galatasaray halka ay Inter la ciyaari doonto Bodo/Glimt.

Monaco vs PSG

Benfica vs Real Madrid

Qarabag vs Newcastle

Galatasaray vs Juventus

Borussia Dortmund vs Atalanta

Club Brugge vs Atletico Madrid

Bodø/Glimt vs Inter

Olympiacos vs Bayer Leverkusen


Post a Comment

0 Comments